Daawo: Xildhibaano reer Hiiraan ah oo taageray Xilka ka qaadista Gudoomiye Cali Jeyte

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa taageeray talaabadii Madaxweyne Cali Guudlaawe uu xilka kaga qaaday Gudooomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan. Shir jaraa’id oo xildhibaanadan ay ku qabteen magaalada Muqdisho ayey kaga soo horjeesteen go’aankii ka soo yeeray xildhibaanada dhigooda ah ee ka soo jeeda beesha Xawaadle, kuwaasoo sheegay … Continue reading Daawo: Xildhibaano reer Hiiraan ah oo taageray Xilka ka qaadista Gudoomiye Cali Jeyte